Haween loo heysto dembiyo argagaxiso oo Maxkamad lagu soo taagay Demmark

Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa la soo taagay Saddex dumar ah oo ka yimid Suuriya kuwaasoo loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyo iney ka tirsanaayeen kooxda ISIS. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray xafiiska xeer-ilaalinta guud ee Denmark Haweenkan oo da’doodu kala tahay 33, 35 iyo 38 jir waxay ku noolaayeen guri ay … Continue reading Haween loo heysto dembiyo argagaxiso oo Maxkamad lagu soo taagay Demmark